Taiwan: Dhoolatuska Shiinaha wuxuu ka dhigan yahay duulaan nalagu soo qaaday

Wasaaradda difaaca ee Taiwan, ayaa sheegtay in maraakiibta iyo diyaaradaha Shiinuhu ay hawlgalo ka fuliyeen marin biyoodka Taiwan Sabtidii, iyadoo qaarkood ay ka gudbeen Khadka Dhexe ee labadda dhinac u dhaxeeya. Diyaaradaha dagaalka ee Taiwan, ayaa dhowr jeer u digay kuwa Shiinaha, ee kasoo tallaabay hawada Taiwan. Ciidamada Taiwan ayaa intaa ku darey in dhoolatuskaasi … Continue reading Taiwan: Dhoolatuska Shiinaha wuxuu ka dhigan yahay duulaan nalagu soo qaaday